• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Friday, January 22, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ciyaaraha

Neymar maku biiri doonaa kooxda Real Madrid?

November 13, 2018
in Ciyaaraha
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Kabtankii hore ee Barcelona Andres Iniesta ayaa sheegay inay caadi tahay oo uu ka murugoon doonin haddii uu saaxiibkii hore ee Neymar uu ku biiro Real Madrid isagoona sidoo kale sheegay inay adkaan doonto inuu xiddiga reer Brazil dib ugu soo laabto kooxda reer Catalonia.

26-jirka ee PSG ugu biiray lacagihii ugu badnaa ebid kubbada cagta 200 milyan ayaa sideed koob Iniesta kula guuleystay berigii ay wada joogeen Nou Camp.

Yeelkeede, Laacibka ayaa ka shallaynaya go’aankii uu uga tagay Barca uguna dhaqaaqay gegada Parc des Princes, waxayna wararka intaa ku darayaan inuu soo dhaweenayo fursada uu dib ugu soo laabanayo Spain.

Kooxda la coltanta Barca ee Real Madrid ayaa si joogta ah u raajicineysay Neymar, Iniesta ayaana sheegay inuusan ka xumaan doonin haddii uu saaxiibkii hore ku biiro Los Blancos.

“Ima dhaawaceyso, maxaa yeelay waxaa jiray go’aamada qaar oo haddii ay dhacaan ay tahay sidii ay u dhaceen, Real Madrid waxay isku xoojisaa xiddigo naadir ah,” Iniesta ayaa sidaa u sheegay Cadena Ser.

Rugcadaaga reer Brazil ayaa sidoo kale la waydiiyay wararka Neymar la xiriirinaya inuu dib ugu laabanayo Barcelona.

“Waxaan aaminsanahay inay midaa adag tahay, Sida muuqata Neymar wuxuu weli ku dagalamayaa inuu noqdo mid ka mid ah xiddigaha ugu fiican adduunka, farqi ayuuna ka sameynayaa koox kasta uu ku biiro. Laakiin ma sahlana inuu soo laabto.”.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Maxey kawada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Q.M?

Maxey kawada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Q.M?

January 21, 2021
Madaxweynaha cusub ee Mareykanka oo laalay qaraaro adag oo Trump uu gaaray

Madaxweynaha cusub ee Mareykanka oo laalay qaraaro adag oo Trump uu gaaray

January 21, 2021
Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

January 21, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In