• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, January 16, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Safiirka Turkiga u fadhiyay Soomaaliya oo kulan sagootin ah loo qabtay

November 15, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Olgan Bekar, munaasabad lagu sagootinayay kahor inta aanu dalku ka ambabixin kadib markii muddo xileedka shaqo ee danjiranimo ee Soomaaliya ay ka idlaatay.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa sheegay in Danjire Olgan Bekar uu ahaa saaxiib wanaagsan iyo taageere xiriirka diblomaasiyadeed ee wejiyada kala duwan leh ee u dhexeeya Muqdisho iyo Ankara. Bekar, Safiirka muddo xileedkiisa shaqo ay dhammaatay, ayaa tixgelin weyn ka helay Soomaalida ha noqdeen dowladda iyo shacabkaba muddadii afarta sano ahayd ee uu howlgalayay.

Safiirka Turkiga ee muddo xileedkiisa shaqo ay ka dhammaatay ayaa aad uga mahadceliyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo carabka ku adkeeyay in xiriirka labada dal ee walaalaha ah uu hore u sii socon doono si sugan oo ay ku jirto danta labada dal.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Ra’isul Wasaare Rooble: Shacabka Soomaaliyeed aadbey uga cawdaan garsoorayaasha

Ra’isul Wasaare Rooble: Shacabka Soomaaliyeed aadbey uga cawdaan garsoorayaasha

January 14, 2021
Wararkii ugu dambeeyay doorashada madaxtinimo ee dalka Uganda iyo Ciidan badan oo…

Wararkii ugu dambeeyay doorashada madaxtinimo ee dalka Uganda iyo Ciidan badan oo…

January 14, 2021
Madaxweynaha Jubbaland oo shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiirada

Madaxweynaha Jubbaland oo shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiirada

January 14, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In