• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, March 3, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Dowladda Talyaaniga oo xirtay mid kamid ah xeryahah qaxootiga

January 24, 2019
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xukuumada cusub ee dowladda Talyaaniga ayaa xirtay xeradii labaad kadib markii ay jartay miisaaniyadii loogu talogalay dadka qaxootiga ah.

Xerada qaxootiga ee dowladda Talyaaniga xertay ayaa dhacda deegaanka Castelnuovo di Porto waxaana ay u dhaw dahay magaalada Roma oo ah caasimadda Talyaaniga, waxaana ay aheyd xaruntii labaad ee ugu weynd ee qaxooti lagu hayo, 500 oo qof ayaa si qasab ah looga saaray,iyadoo aysan jirin digniin hore.

Qaxootiga halkaa lagu hayay oo Boqolaal ah ayaa isugu jira kuwa aan heysan daganaasho, waxaana kamid ah caruur iyo haween.

Qaramada Midoobay iyo hay’adaha kale ee xaquuqul insaanka ayaa horey uga digay ololaha ay wado dowlada cusub ee Talyaaniga ee lagu faquuqayo dadka qaxootiga kadib markii ansixiyeen sharci cusub oo meesha ka saaraya in badan oo kamid ah xaquuqda horey loo siinjiray Qaxootiga ku sugan gudaha dalkaasi.

Waxaa dhawaan lagu wadaa in dowlada ay sidoo kale xirto xerada ugu weyn ee lagu hayo qaxootiga dalkaasi oo ku taal jasiirada Sicily.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Kenya oo ka hadashay inay ka qeybgaleyso dhageysiga dacwadda badda iyo inkale

ICJ oo ku dhawaaqday xiliga ay dhaceyso dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya

March 1, 2021
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

March 1, 2021
Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

March 1, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In