• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, March 3, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Saraakiil katirsan Qaramada Midoobay oo kulan la qaatay madaxweynaha Koofur Galbeed

January 24, 2019
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan la qaatay wafdi ka socday xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee marka magaciis la soo gaabiyo loo yaqaano UNSOM.

Kulan ay ku wada yeesheen xafiiska madaxtooyada maamulkaasi waxaa goobjoog ka ahaa wasiiro katirsan dowlad goboleedka Koofur Galbeed waxaana wafdiga UNSOM hogaaminayay wakiilka u jooga magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen) ayaa sheegay in labada dhinac ay ka wada hadeen sidii ay qeyb uga qaadan lahaayeen shirarka dib u heshiisiin ee Maamulkiisa ka wado Baydhabo.

Wafdiga UNSOM ayuu sheegay iney ku amaaneen kulumada dib u heshiisineed ee lagu qabtay magaalada Baydhabo waxayna balan qaadeen ka sii  doonaan sidii Al-Shabaab looga saari lahaa deegaanada KGS sida lagu sheegay war ka soo baxay xafiiska UNSOM.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Kenya oo ka hadashay inay ka qeybgaleyso dhageysiga dacwadda badda iyo inkale

ICJ oo ku dhawaaqday xiliga ay dhaceyso dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya

March 1, 2021
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

March 1, 2021
Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

March 1, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In