• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Thursday, February 25, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Siyaasiyiin iyo waxgarad soo dhaweeyay Idaacadda Bandhiga

January 25, 2019
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Qaar kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka iyo dibadiisa ayaa soo dhaweeyay in Idaacadda Bandhiga ku soo biirto idaacadaha gudaha ee ka howlgala dalka gaar ahaan magaalasa Muqdisho.

Siyaasiyiinta oo isugu jira iyo kuwa hadda xilal ka haya maamulada kala duwan ee dalka iyo kuwa horay uga tirsanaa dowladihii dalka soo maray ayaa inoo sheegay iney aad ugu faraxsan yihiin in Idaacadda Bandhiga kamid noqoto idaacadaha maxaliga ah ee ka howlgala Soomaaliya.

Sheekh Xusen Cusmaan Cali waa siyaasi aad u darsa arrimaha gudaha ee dalka waxa uu sheegay in Idaacada Bandhiga uu soo dhaweynayo ka siyaasi ahaan sidoo kalena uu ku faraxsanhayay.

Idaacadda oo ujeedkedu yahay ka shaqeynta dib u dhiska iyo horumarka wadanka ayaa u rajeeyay iney noqoto Idaacadii isku keeni laheyd  umadda Soomaaliyeed.

Dhanka kale Suldaan Shariif Cali Ibraahum oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyay Idaacadda waxaa uuna shaqaalaha kula dardaarmay iney umadda Soomaaliyeed ugu adeegaan sida ugu wanaagsan oo loogu tabiyo warar xaqiiqi ah iyo barnamijyo tayeysan.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

February 19, 2021
Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

February 19, 2021
Hooyo Uur laheyd oo COVID-19 Muqdisho ugu geeriyootay

Hooyo Uur laheyd oo COVID-19 Muqdisho ugu geeriyootay

February 18, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In