Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa barnaamijka xulka Wareysiyada oo aalaababa aan idiin kugu soo gudbinno wareysiyo hadba wixii markaa taagan siyaasad iyo arrimo bulshaba.
Barnaamijka waxaa soo saaray oo halkaan idiin kaga soo jeedinaya wariyahayaga Maxamed Cabdullaahi Maxamed.
HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA: