• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Friday, March 5, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Sections

Madaxweynaha Puntland oo ka shaqeynaya xalinta khilaafka madaxda dalka

January 28, 2019
in Sections
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Saciid Cabdullahi Dani oo shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Garoowe ayaa waxa uu u mahadceliyay marka hore madaxda Soomaaliyeed iyo kuwa Beesha Caalamka ee ka soo qeyb galay munaasabadii Caleemo Saarka.

Madaxweynaha Puntland ayaa ka warbixiyay kulamo ka socda magaalada Garoowe oo lagu xalinayo khilaafka u dhaxeeya madaxda dowladda Federalka iyo kuwa maamul Goboleedyada.

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in uu marti gelinayo kualn gogol nabadeed ah oo Garoowe lagu qaban doono bisha March ee sanadkan 2019, si madaxda Soomaaliyeed uga heshiiyaan khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya.

“Anigoo ku hadlaya magaca dowladda Puntland iyo shacabkeeda waxaan aqbalay inaan idyo gogol nabadeed oo loogu gogol xaarayo in Soomaaliya midnimadeeda iyo wadajirkeeda looga shaqeeyo,”

ayuu yari Dani

Waxa uu sheegay in kulamadaas ay horseedi doonaan in laga wada shaqeeyo danaha guud ee dalka .

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Bankiga Dhexe oo ka hor yimid diidmada lacagta 50$ amarna siiyay Bankiyada dalka

Bankiga Dhexe oo go’aan ka soo saaray diidmada lacagta 50$

March 4, 2021
Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

March 4, 2021
Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

March 4, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In