• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, March 1, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Sections

Xildhibaan cusub oo maanta ku soo biiray Baarlamaanka Golaha Shacabka

January 28, 2019
in Sections
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Doorashada kursi kabanaan Golaha Shacabka ayaa manta lagu qabtay magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya, waxaana kursigan ka geeriyooday Alle ha u naxariistee  Xildhibaan Khaliif  Sheekh Cabdullaahi (Dheere).

Musharaxiin gaareysa ilaa Afar ayaa ku tartantay doorashada ka dhacday magaalada Baydhabo, kuwaa oo kala ah 1: Cabdullaahi Sheekh Maxamed oo helay 35 Cod Isaaq Khaliif Sheekh  oo helay  4 Cod, Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Nuur   oo helay 2 Cod Iyo Xasan Macalin Ibraahim   oo aan wax cod ah helin.

Guddiga doorashooyinka qaranka ayaa sidoo kale sheegay in uu halabay hal cod, waxaana maqneyd labo qof oo kamid ah ergooyinkii wax dooranayay.

C/llaahi Sheekh Maxamed ayaa ku guuleystay doorashada maanta ka dhacday maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Kenya oo ka hadashay inay ka qeybgaleyso dhageysiga dacwadda badda iyo inkale

ICJ oo ku dhawaaqday xiliga ay dhaceyso dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya

March 1, 2021
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

March 1, 2021
Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

March 1, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In