• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, March 7, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Sections

Dhageyso: Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlaya qorshaha ka bixitaanka ciidamada AMISOM ee Soomaaliya

January 29, 2019
in Sections
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha dowladda Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay Qorshaha Ciidamada AMISOM ay kaga baxayaan  Soomaaliya iyadoo ciidankiisu ay qeyb ka yihiin howlgalkaasi.

Waxaa uu sheegay in dowladda Jabuuti ay ka go’an tahay in Ciidanka AMISOM ay ka baxaan Soomaaliya.

Madaxweyne Geelle ayaa dhanka kale tilmaamay muhiimada ay leedahay in la dardargeliyo howlaha Ciidamada AMISOM ay kaga baxayaan Soomaaliya.

Waxaa uu hoosta ka xariiqay in ay jiraan ciidamo Soomaaliya ay u tabareen AMISOM iyo dowlado kale sida dowladda Turkiga.

Dhanka kale, madaxweyne Geelle oo soo hadal qaaday qorshaha ka bixitaanka AMISOM ee Soomaaliya ayaa sheegay in shacabku ay farxad u tahay in ay arkaan ciidamadooda oo u heellan sugitaanka amniga guud ee dalka.

Madaxweynaha dowladda Jabuuti ayaa sidoo kale sheegay  in dowladiisa ay tahay dowladda Ciidamada ugu yar ay ka jooggaan Soomaaliya sababtuna ay tahay in ay taageero iyo tababar joogto ah ay siiyaan Ciidanka Soomaaliya.

Dhageyso: Hoos ka dhageyso codka Madaxweynaha Jabuuti oo dhameystirsan

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Turkiga oo aad uga caroodey war kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta

Turkiga oo aad uga caroodey war kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta

March 6, 2021
Mo Faarax oo ku guuleystay tartan ka dhacay Jabuuti

Mo Faarax oo ku guuleystay tartan ka dhacay Jabuuti

March 6, 2021
Faah-faahin dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal dhexmaray ciidanka Puntland iyo Al shabaab

Faah-faahin dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal dhexmaray ciidanka Puntland iyo Al shabaab

March 6, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In