• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Friday, March 5, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Sections

Dowladda Qatar oo taageero hor leh u balan qaaday Ciidamada Xoogga Dalka

January 29, 2019
in Sections
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed “Amar dambe” ayaa ka warbixiyay Safar uu ku tagay Dalka Qatar iyo kulamo uu lasoo qaatay Masuuliyiinta Dalkaasi.

Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar oo iskaashi ku aadan dhinaca ciidamada xoogga dalka horay u lahaa, ayaa waxa ay sidoo kale isla garteen wada shaqeyn dhaw oo ku saabsan xoojinta xiriirka Militry ee Soomaaliya iyo Qatar.

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed “Amar dambe” oo kulan la qaatay mas’uuliyiin katirsan wasaaradda Gaashaandhigga Qatar aya waxa uu sheegay in Wasiirka Gaashaandhiga Dalka Qatar ay isku af garteen sidii xiriir dhow iyo wada shaqeyn ay u yeelan lahaayeen Labada Wasaaradood.

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa sheegay in Talaabooyin hormar leh loo qaaday dadaalka loogu jiro sidii dib loo soo celin lahaa Ciidankii lagu yaqaanay Soomaaliya ee Afrika, isagoo u mahad celiyay Dowladaha Qalabka iyo Tababarada ka taageera ciidamada xoogga dalka.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Bankiga Dhexe oo ka hor yimid diidmada lacagta 50$ amarna siiyay Bankiyada dalka

Bankiga Dhexe oo go’aan ka soo saaray diidmada lacagta 50$

March 4, 2021
Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

March 4, 2021
Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

March 4, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In