• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Friday, March 5, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Axmad Madoobe oo ka hadlay doorashada madaxtinimo ee Jubbaland

January 30, 2019
in Wararka
0
496
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmad Maxamed Islaam oo saxaafadda kula hadlay magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland kadib markii uu ka soo laabtay caleemo saarkii madaxweynaha Puntland ee Garoowe lagu qabtay ayaa waxa uu ka hadlay doorashada madaxtinimo ee ku soo foodleh.

Axmad Madoobe ayaa sheegay in doorashada ku dhici doonto wakhtigeeda oo aysan jirin muddo kordhin la sameynayo, waxaana uu beeniyay wararka qaar ay sheegayaan in dib loo dhigayo doorashada.

“Doorashada Jubbaland waqtigeeda ayay ku dhaceysaa, waqti laguma darayo, Gacanna Al-Shabaab ayaa kaga xoreynayaa deegaanada, gacanna waan ku codeynaynaa”ayuu yiri Axmed Madoobe oo ka hadlayay Kismaayo oo uu dib ugu laabtay.

Bisha soo socota ee August ee sanadkan 2019 ayaa la filayaa in doorashada madaxtinimo ka dhacdo maamulka Jubbaland,waxaana xusid mudan in Axmad Madoobe uu la kulmi doono tartan adag marka la eego sida deegaanadaasi looga doonayo isbadal balaaran.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Bankiga Dhexe oo ka hor yimid diidmada lacagta 50$ amarna siiyay Bankiyada dalka

Bankiga Dhexe oo go’aan ka soo saaray diidmada lacagta 50$

March 4, 2021
Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

March 4, 2021
Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

March 4, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In