• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, March 9, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Wararkii ugu dambeeyay Tahriibayaal ku dhintay xeebaha dalka Jabuuti

January 31, 2019
in Wararka
0
495
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waxa kor u kacday tirada dadkii qaxootiga ahaa ee ku dhintay 2-dii doonyood ee ku rogmay xeebaha Djibouti waxaana tirade dhimashada gaartay 52 ruux.

Wakaaladda wararka ee AFP ah ayaa sheegtay in ay aragtay mayadadka samabynayay biyaha ka hor inta kooxda samatabixintu aynan ku ridin baco cad oo ay safeen xeebaha.

Madaxa ururka IOM ee Djibouti Lalini Veerassamy oo la hadlay wakaaladda wararka ee AFP ayaa sheegay in tirada dhimashadu ay gaartay 52 qof.

Dhacdadan naxdinta leh ayaa muujineysa halista dadka soogalootiga ah ee nugul ay la kulmayaan maadaama ay si aanan caadi aheyn u raadinayaan nolol fiican

Waxa masiibadan ay ka dhacday deegaanka loo yaqaano Godoria ee ku yaala gobolka Ubukh ee waqooyi bari ee dalka Djibouti,waxana tirada dadkii saarnaa doonyahan lagu sheegay 130 qof oo iskugu jira haween iyo rag.

Waxa dad goobjoogayaal ah oo deegaanka ku sugan ay sheegeen in doonyahani ay rogmadeen qiyaastii 30 daqiiqo kadib markii ay ka baxeen sababo la xiriira dadka oo aad loo buux-dhaafiyay iyo mawjado culus sida lagu sheegay war qoraal ah uu soo saaray ururka IOM Arbacadii.

Warkan qoraalka ah ee uu soo saaray ururkan ayaan isagu lagu sheegay dalalka ay u dhasheen dadkan masiibadu ku haleeshay xeebaha Ubukh.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)

Muxuu isku casiley Wasiirka Arimaha Dibbed Soomaliland?

March 7, 2021
Turkiga oo aad uga caroodey war kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta

Turkiga oo aad uga caroodey war kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta

March 6, 2021
Mo Faarax oo ku guuleystay tartan ka dhacay Jabuuti

Mo Faarax oo ku guuleystay tartan ka dhacay Jabuuti

March 6, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In