• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Friday, March 5, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Sections

Dhageyso: Maamulka Hirshabelle oo ka hadlay dhibaatooyin heystay Ganacsatada

February 2, 2019
in Sections
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasiiro dowladaha wasaaradda Ganacsiga ee Hirshabelle Cali Cismaan Ibraahim oo wareysi siiyay Idaacada Bandhiga waxa uu ka hadlay cabashooyin ka yimid ganacsatada Isticmaasha wadooyinka u dhaxeeya Muqdisho iyo Jowhar.

Mas’uulkan ayaa waxa uu sidoo kale ka hadlay canshuuraha laga qaado ganacsatada waxaana uu tilmaamay in maamulka gobalka, kan dagmada iyo wasaradda Ganacsiga ee in ay xal ka gaareen cabashada darawalada gadiidka xamuulka oo biliyihii ugu dambeeyay kala joogsaday, waxaana uu sheegay in la isku raacay in hal boono lacagta lagu qaadi doono.

“ Anagoo u tureyna culeeska haya shacabka ka wasaarad ahaan wali wax shati ah ma bilaabin, kaliya wasaaradda Maaliyadda ayaa hadda si sharci ah lacagta u qaado.

Dhageyso wareysiga oo dhameystiran.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Bankiga Dhexe oo ka hor yimid diidmada lacagta 50$ amarna siiyay Bankiyada dalka

Bankiga Dhexe oo go’aan ka soo saaray diidmada lacagta 50$

March 4, 2021
Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

March 4, 2021
Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

March 4, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In