• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, March 9, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Dhageyso: Xildhibaan Ka Hadlay Kulankii Baarlamaanka Hirshabeelle Ee Jowhar.

February 2, 2019
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xildhibaannada baarlamaanka Hirshabeelle ayaa maanta magaalada Jowhar ku yeeshay kaasoo looga hadlayay xuquuqda baarlamaanka.

Baarlamaanka ayaa ashtako ka muujinaya in muddo aynaan helin islamarkaana sababtaasi uu kulankooda ku yimid.

Xildhibaan Cabdirashiid Cabdixakiin Warsame oo ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle ahna wasiiru dowlaha wasaaradda kheyraadka iyo kalluumeysiga badda ee maamulkaasi ayaa wareysi uu siiyay Idaacadda Bandhiga wuxuu kaga hadlay sababta kulankooda ka dambeeysay.

Wuxuu sheegay in arrinta mushaaraad ka maqan aawadeed ay u kulmeen.

Halkan hoose ka dhagayso:

Bandhiga Media

Muqdisho, Soomaaliya

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)

Muxuu isku casiley Wasiirka Arimaha Dibbed Soomaliland?

March 7, 2021
Turkiga oo aad uga caroodey war kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta

Turkiga oo aad uga caroodey war kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta

March 6, 2021
Mo Faarax oo ku guuleystay tartan ka dhacay Jabuuti

Mo Faarax oo ku guuleystay tartan ka dhacay Jabuuti

March 6, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In