• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, March 9, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Sections

Shacab isxilqaamay oo nadiifinaya wadooyin kal hore laga quustay+Sawirro

February 3, 2019
in Sections
0
495
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Qaar kamid ah shacabka ku nool magaaladsa Muqdisho ayaa bilaabay olole nadaafadeed iyo dayactirka wadooyinka magaalada.

Meelaha nadaafada laga sameeyay waxaa fadhiyay wasakh iyo Biyo, waxaana Shacabkaasi maamulka Gobalka Banaadir ku eedeeyeen inuu ka gaabiyay wax ka qabashada bilicda caasimadda.

Goobaha shacabkan isxilqaamay ay nadaafada ka sameeyeen waxaa kamid ah inta u dhaxeysa Isgoyska Fagax iyo Hotel Kaah ee magaalada Muqdisho.

Dhibaato badan ayey shacabka iyo gaadiidka ku qabeen wadooyinka u xirmay dareeyl la’aanta balse shacabka  ayaa si iskooda ah isku xilqaamay iney iska nadiifiyaan.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)

Muxuu isku casiley Wasiirka Arimaha Dibbed Soomaliland?

March 7, 2021
Turkiga oo aad uga caroodey war kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta

Turkiga oo aad uga caroodey war kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta

March 6, 2021
Mo Faarax oo ku guuleystay tartan ka dhacay Jabuuti

Mo Faarax oo ku guuleystay tartan ka dhacay Jabuuti

March 6, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In