• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, February 27, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Dhageyso: Xildhibaan katirsan baarlamaanka Galmudug oo ka hadlay khilaafka ka dhex jira maamulkiisa

February 4, 2019
in Wararka
0
498
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xildhibaan Duraan Cali Jaamac oo kamid ah xildhibaanada Maamulka Galmudug ayaa waxa uu ka hadlay khilaafka soo laab laabtay ee ka taagan maamulka Galmudug isaga oo wareysi siinaya Idaacada Bandhiga.

Xildhiban Duraan ayaa ka hdlay kala qeybsanaanta xildhibaanada maamulka Galmudug oo qaarkood ay ku shaqeeyaan magaalada Dhuusamareeb halka qaar kalena ay joogaan magaalada Cadaado.

Dib u dhaca ka jira shaqada maamulka Galmugud waxa uu sidoo kale ku eedeeyay iney qeyb ka tahay dowladda Federalka waxaana uu sheegay in lakala qeybiyay madaxda Maamulkaasi.

Xildhibaanka ayaa sheegay in wax khilaaf ah uusan ka dhaxeynin xildhibaanada kala duwan ee Galmudug balse waxa uu tilmaamay in heshiiska laga rabo madaxda ugu sareysa Galmudug.

Ugu dambeyn waxa uu sheegay xildhibaanka in dowladda Federalka laga doonayo iney caddeyso go’aankeeda khilaafka Galmudug.

Dhageyso: Wareysiga oo dhameystiran.

Share199Tweet125Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Daljirka Dahsoon

Wararkii ugu danbeeyey Magaalada Muqdisho

February 25, 2021
Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

February 19, 2021
Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

February 19, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In