• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, March 1, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Sections

Midowga Yurub oo loogu baaqay iney joojiyaan dib u soo celinta muhaajiriinta

February 4, 2019
in Sections
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Hey´adda Exform ayaa ku eedeysay wadamada Midowga Yurub in ay ku fashilmeen wax ka qabashada muhaajiriinta ku dhimanaya badweynta u dhaxeysa wadamada Liibiya iyo Talyaaniga, kadib war saxaafadeed ay soo saartay.

Eedeynta Exform ay u jeedisay wadamada Yurub ayaa waxaa ku wehlinayay dhowr hey’adood oo ka mid ah kuwa u dooda xuquuqda aadanaha, waxeyna ay sheegeen dhamaantood in 5300 oo qof oo u badan dad Afrikaan ay ku dhinteen bada Mediterranean-ka tan iyo sanadkii 2017-dii, markaasi oo heshiis sadex geesood ah ay la galeen wadamada Yurub iyo Talyaaniga iyo dowlada Liibiya si loo joojiyo dadka muhaajiriinta.

Warbixinta oo dheereyd ayaa loogu baaqay in wadamada Midowga Yurub ay uu joojiyaan muhaajiriinta dib loogu soo celinayo Liibiya, maadaama ciidanka amniga ay Jirdil ugu geysanayaan xabsiyada ku yaal wadanka dhaca waqooyiga Afrika.

Hey´adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in sanadkii tagay ee 2018-kii 15,000 oo soo galooti ah dib loogu celiyay dalka liibiya.

Muwaadin u dhashay dalalka Africa ayaa sheegay in loola dhaqmay sida xayawaanka oo kale qaarkoodna sidii loo garaacayay ay geeriyoodeen, halka dumar badanna hortiisa lagu kufsaday.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Kenya oo ka hadashay inay ka qeybgaleyso dhageysiga dacwadda badda iyo inkale

ICJ oo ku dhawaaqday xiliga ay dhaceyso dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya

March 1, 2021
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

March 1, 2021
Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

March 1, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In