Xildhibaan Khaasim Mooge Cabdalle oo ka tirsan gollaha wakiillada ee Koonfur Galbeed ayaa wareysi uu siiyay idaacadda Bandhiga ee magaaladani Muqdisho wuxuu kaga hadlay arrimo dhowr ah.
Xildhibaanka oo ugu horreyn soo dhoweeyay gollihii wasiirrada ee maalmo ka hor uu ku dhawaaqay madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa sheegay in wax badan ay kaga duwan tahay xukuumaddani cusub kuwii hore.
Mar aan wax ka weydiinnay xaaladda ammaan ee wadada xiriirisa Muqdisho iyo Baydhabo ayaa shaaca ka qaaday in nabadgalyada wadada ay sidii hore ka soo wanaagsanaanayso.
Wuxuu ku baaqay ilaalinta xuquuqul insaanka iyo in la caawiyo dadka taagta daran eek u nool meel kasta oo dalka mid ah.
HOOS KA DHAGEYSO:
Bandhiga Media
Muqdisho, Soomaaliya.