• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, April 18, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Madaxweynaha Puntland oo joojiyay in uu qaabilo dadka soo booqda

February 5, 2019
in Wararka
0
495
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullahi Dani ayaa lagu hakiyay qaabilada dadka soo booqda madaxweynaha.

Digreetada ka soo baxday madaxtooyada Puntland waxaa lagu wargeliyay agaasimayaasha madaxtooyada,golayaasha kala duwan ee dowlada iyo taliyaha ciidanka madaxtooyada ee Puntland in ay sida ugu dhakhsiyaha badan ku fuliyaan digreetadan.

Lama oga sababta rasmiga ah ee uu u mamnuucay dadka soo booqanaya madaxweynaha Puntland balse waxey u muuqataa mid lagu xadidayo dadka madaxtooyada u imaanaya arrinta golaha wasiirada oo dhawaan la filayo in Saciid Dani ku dhawaaqo.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Xalay shirkoole maxaa ka dhacay

Xalay shirkoole maxaa ka dhacay

April 17, 2021
Masar iyo Jabouti oo ka wada hadlay xasiloonida geeska Africa

Masar iyo Jabouti oo ka wada hadlay xasiloonida geeska Africa

April 16, 2021
Waa kuma safiirka cusub ee Mareykanka ee Soomaaliya?

Waa kuma safiirka cusub ee Mareykanka ee Soomaaliya?

April 16, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In