• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, March 1, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Sections

Orodyahan Soomaaliyeed oo ku guulestay tartan lagu qabtay dalka Norway

February 5, 2019
in Sections
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Abduljaleel Mohamoud Ismail Hir oo ah orodyahan asal ahaan soomaali ah ayaa ku guuleystay tartanka horyaalka orodka 1500 M ee Norway, wuxuuna ku guuleystay bilada dahabka ah ee tartankaas.

Abduljaleel oo horey loo saadaalinayay inuu kamid yahay mid kamid ah dadka mustaqbalka weyn ku leh tartamada orodada Norway iyo guud ahaan Yurub, ayaa mar kale muujiyay inuu yahay qof leh awood iyo hibo gaar ah oo dhanka orodada ah.

Macalinka Abduljaleel, Martin K. Andersen, ayaa sheegay in hada loo doortay xulka orodyanada Norway ku matali doono dhamaadka isbuuca soo socdo,isaga oo la ordi doono orodyahanada ugu guulaha badan Norway ee xiligan, Sida Jakob Ingebringsten.

Abduljaleel M. Ismail ayaa isaga oo Norway matalaya ka qeybgali doono tartanka oo ay qeyb ka yihiin orodyahano u ordayo dalalka Sweden, Denmark iyo Finland.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Kenya oo ka hadashay inay ka qeybgaleyso dhageysiga dacwadda badda iyo inkale

ICJ oo ku dhawaaqday xiliga ay dhaceyso dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya

March 1, 2021
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

March 1, 2021
Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

March 1, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In