• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, March 8, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Sections

Qaramada Midoobay oo soo saartay digniin ku saabsan xaaladaha bini’aadanimo ee dalka

February 5, 2019
in Sections
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

In kabadan 1.5 Million oo Soomaali ah ayaa wajahanaya xaalad cuno yari ah  tan iyo bishii June ee sanadkii hore xili roobkii Dayrta waxbadan uusan ka da’in deegaanada Soomaaliya, sida lagu sheegay war ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee magaalada Muqdisho

Sidoo kale waxaa Qaramada Midoobay ay digniin ka soo saartay in ku dhawaad Hal Milyan oo caruur ah wajahi doonaan xaalad nafaqo darro ah sanadkan 2019 kuwaa oo da’dooda ka yartahay 5 sano jir.

Roobkii da’ay xiligii deerta ayaa la sheegay in uu aad u soo daahay islamarkaana uu yaraa, waxana bartamaha iyo waqooyiga Soomaaliya ka da’ay roob cabirkiisu dhan yahay 25 ilaa 50 % iyadoo la eegayo heerka ay dhantahay dhibicda roobka, mana jirin dadaad iyo fatahaad uu sameeyay roobkaasi.

Warka ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee looga hadlay xaaladaha biniaadanimo ee dalka ayaa sidoo kale lagu sheegay in marwalba la filan karo macluul iyo xaalado ka dhasha roob yarida oo ku dhufta deegaano dhowr ah oo dhaca Soomaaliya.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)

Muxuu isku casiley Wasiirka Arimaha Dibbed Soomaliland?

March 7, 2021
Turkiga oo aad uga caroodey war kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta

Turkiga oo aad uga caroodey war kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta

March 6, 2021
Mo Faarax oo ku guuleystay tartan ka dhacay Jabuuti

Mo Faarax oo ku guuleystay tartan ka dhacay Jabuuti

March 6, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In