• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, March 7, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Facebook oo soo kordhiyay barnaamij cusub oo xiiso leh

February 6, 2019
in Wararka
0
495
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wali makugu dhacday inaad fariin qaldan u dirto qof aad Facebooga saaxiibo ku tihiin, mana damacday inaad ka noqoto oo suurtogal makuu noqon weyday?.

Facebook ayaa hada wixii ka danbeeyo dadka adeegsada app-ka Massengerka siin doono 10 daqiiqo oo ay kaga noqdaan fariinta ay u direen qof , iyaga oo dooran kara inay tirtiraan fariintaas kahor inta uusan qofkaas furin ama arkin.

Shirkada Faceboog ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in dhaqangalka arintaas ay ka bilaaban doonto maanta, ayna khuseyn doonto dadka barta fariimaha Facebooka ka dira app-ka Massengerka.

Waxaadna fariinta tir-tiri kartaa ugu badnaan 10 daqiiqo marka aad dirtay kadib.

Faceboog ayaa balan qaaday in hadii qofku uu doorto inuu ka noqdo fariinta aad ku dirtay barta Massengerka, fariintaas gabi ahaanba laga tir-tiri serverka xogkeydinta Facebooga.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Turkiga oo aad uga caroodey war kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta

Turkiga oo aad uga caroodey war kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta

March 6, 2021
Mo Faarax oo ku guuleystay tartan ka dhacay Jabuuti

Mo Faarax oo ku guuleystay tartan ka dhacay Jabuuti

March 6, 2021
Faah-faahin dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal dhexmaray ciidanka Puntland iyo Al shabaab

Faah-faahin dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal dhexmaray ciidanka Puntland iyo Al shabaab

March 6, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In