• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, April 18, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Soomaaliya oo ka qeyb galeysa shir caalami ah oo lagu qabanayo dalka Kuuriyada Koofureed

February 7, 2019
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Seoul ee dalka Kuuriyada Koofureed u dirtay wafdi uu hogaaminayo  Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi.

Wafdiga ayaa gaaray magaalada Seoul ee caasimadda Kuuriyada Koofureed si ay kaga qeyb galaan shirka arrimaha nabadda Adduunka oo socon doona 7-11 bishan Febraayo ee sanadkan 2019.

Waxaa sidoo kale kale shirkan ka qeyb gali doono madax kala duwan iyo wakiilo ka socda dalalka Caalamka waxaana laga soo saari doonaa war-saxaafadeed wadajir ah oo madaxda isku raaceen kuna saabsan arrimaha nabadda Adduunka.

c iyo wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Caasimada Jamhuuriyadda Kuuriyada Koonfureed ee Seoul.

Gudoomiye Cabdi Xaashi ayaa la filayaa in khudbad ka jeedin doono shirka, sidoo kale wuxuu kulamo la qaadan doona Madaxda ka qeybgaleysa shirkaasi, isagoo kala hadli doona xaalada Soomaaliya iyo sidii taageero  loo siin lahaa dowladda Soomaaliya.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Xalay shirkoole maxaa ka dhacay

Xalay shirkoole maxaa ka dhacay

April 17, 2021
Masar iyo Jabouti oo ka wada hadlay xasiloonida geeska Africa

Masar iyo Jabouti oo ka wada hadlay xasiloonida geeska Africa

April 16, 2021
Waa kuma safiirka cusub ee Mareykanka ee Soomaaliya?

Waa kuma safiirka cusub ee Mareykanka ee Soomaaliya?

April 16, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In