Jimco Wanaagsan Akhristayashena sharfta leh, kuna soo dhawaada wararkii todobaadkii tagay ugu xiisaha badnaa ee Soomaaliya laga qoray.
La wadaag asxaabtaada

February 2, 2019: Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa magacaabay qaar kamid ah golohiisa wasiirada

February 2, 2019Madaxweyne Farmaajo ayaa ka tacsiiyay geerida Abwaan
Cabdillaahi Xirsi Baarleex

February 2, 2019
Madaxweynaha DDS, Mustafa Cumar ayaa ka hadlay maamulkii kaga horeeyay talada DDS waxaana uu bixiyay warbixin xasaasi ah.

February 3, 2019 Madaxweyne Farmaajo oo gudoomiyay kulan looga hadlay amniga iyo cadaalada

February 3, 2019 : Ra’isul Wasaare Kheyre ayaa kulan la qaatay ganacsatada dalka

February 4, 2019 Madaxweynaha Puntland ayaa si kulul kaga hadlay dilkii loo geestay madaxii DP World ee dakadda Boosaaso

February 5, 2019 Madaxweynaha Puntland ayaa joojiyay in uu qaabilo dadka soo booqda

February 5, 2019 Dowladda Soomaaliya oo markale dalbatay in laga qaado cunaqateynta Hubka ee saaran

February 5, 2019 Ra’isul Wasaare Kheyre ayaa u mahadceliyay Safiirka UK oo dhameestay waqtigiisa

February 6, 2019 Akhriso: Guddiga Kheyraadka Aqalka Sare oo ka hadlay shirka shidaalka Soomaaliya

February 6, 2019 Dowladda Soomaaliya ayaa dib u bilowday Bixinta Baasaboorka oo hakad ku jiray

February 6, 2019 Turkiga ayaa muddo kordhin u sameeyay ciidamadiisa ka howlgala xeebaha Soomaaliya

February 6, 2019 Ra’isul Wasaare Kheyre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ifraax Axmad

February 7, 2019 Soomaaliya ayaa ka qeyb galeysa shir caalami ah oo lagu qabanayo dalka Kuuriyada Koofureed

February 7, 2019 Dowladda Soomaaliya oo u yeertay Diblomaasiyiinta qunsiliyadda Somalia ay ku leedahay magaalada Jiddah ee dalka Sacuudiga

February 7, 2019: Madaxweynaha Hirshabelle ayaa isku shaandheyn ku sameeyay Golohiisa Wasiirada

February 7, 2019 Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay Garsoorka dalka