Siminaarkani ayaa lagaga hadlayay sidii ay wada shaqeyn u yeelan lahaayeen Booliiska iyo shacabka.
Masuuliyiintii, saraakiishii iyo dadweynihii ka qeyb galay ayaa isla qiray in bulshada iyo booliska oo wada shaqeyn yeesha ay ku imaanayso nabadgalyada.
Siminaarrada looga hadlo mowduucyada sidaan oo kale ah ayaa muddooyinkii dambe lagu qabanayay Soomaaliya.
Halkan Hoose Ka Dhageyso:
Bandhiga Media
Muqdisho, Soomaaliya