• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, March 2, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Dhageyso Gorfeyn: Maxay Ka Dhigan Tahay In Xukuumadda Puntland Loo Ansixiyo Qaab Wadar Ah?

February 11, 2019
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Iyadoo baarlamaanka Puntland ay shalay ka doodeen qaabka loo meelmarinayo xukuumadda cusub ee madaxweyne Deni uu ku dhawaaqay.

Laba hab in loo ansixiyo midkood ayay gollaha wakiilladu cod u qaadeen, kuwaasoo kala ah; in qaab wadar ah oo isku duuduub ah loo meelmariyo iyo in mid mid wasiirrada loo horkeenno baarlamaanka.

Waxaana codka la qaaday natiijadiisu ay noqotay, in wadar ahaan xukuumadda loo ansixiyo.

Haddaba, iyada oo sidaasi ay jirto ayaa idaacadda Bandhiga Media ee Muqdisho waxay qadka telefoonka kula xiriirtay siyaasi Ex Xildhibaan Daahir Ciirro oo ay weydiisay farqiga u dhaxeeya labada hab, waxa ay xukuumadda cusub uga dhigan tahay iyo su’aalo kale.

Wareysigani waxaa Idaacadda Bandhiga ay qaadday xalay intii aan lagu dhawaaqin wasiirrada, waxaana weydiinnay sidoo kale xukuumadda MW Deni laga filayo waxa ay noqon karto.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO:

Bandhiga Media

Muqdisho, Soomaaliya

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Kenya oo ka hadashay inay ka qeybgaleyso dhageysiga dacwadda badda iyo inkale

ICJ oo ku dhawaaqday xiliga ay dhaceyso dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya

March 1, 2021
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

March 1, 2021
Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

March 1, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In