Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo hadal jeedin sameeynayay ayaa ka hadlay khilaafka Khaliijka ee soo shaac baxay bartamihii sanadkii 2017-kii.
Wuxuu sheegay in saameeyn siyaasadeed uu khilaafkaasi ku yeeshay Soomaaliya, “Laba Daran Mid Dooro Ayay Noqotay” ayuu yiri Mr. Mahdi.
Dhanka kale, wuxuu bogaadiyay isbedalka wadamada gobolka ka socda, isagoo sheegay in isdhexgalka dhaqaale ee Afrika uu yahay mid wax ku ool ah Soomaalidana u ah faa’iido.
HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO:
Bandhiga Media
Muqdisho, Soomaaliya