• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Friday, March 5, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Midowga Afrika Oo Taageeray In Soomaaliya Laga Cafiyo Deynta

February 12, 2019
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Guddiga Midowga Afrika ayaa shaaciyey inay taageeri doonaan qorshaha Dowladda Somalia ku doonayso in loo cafiyo Lacagaha daymaha Caalamiga ee lagu leeyahay, taasi oo caga-cagaynayso 4.6 Billion oo Dollar.

Ururka Midowga Afrika waxaa uu sheegay in haddii Soomaaliya laga cafiyo Lacagaha Daymaha inay taasi u oggolaan karto Sonalia inay helaan Kaalmayn Caalami ah.

Hadalkaasi ayaa soo baxay, kadib, markii ay Saraakiisha dowladda federalka Soomaaliya, Ururadda Bulshadda Rayidka, Ururadda Horumarinta Caalamiga ayaa ugu baaqay Ururka Midowga Afrika inay u ololeeyaan sidii Somalia looga cafin lahaa Daymaha lagu leeyahay.

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Dhaqaalaha ee DFS, Jamaal Maxamed  Xasan ayaa sheegay inay Somalia u baahan tahay Iskaashi, si looga cafiyo Daymaha lagu leeyahay, wuxuuna hoosta ka xariiqay inay taasi taageero ka geysan doonto Qorshaha Horumarinta ee Somalia.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee DFS, Axmed Ciise Cawad ayaa isagana sheegay haddii la cafiyo Daymahaasi inay taasi la micno tahay inay wax badan laga qaban karo Arrimaha Gudaha Somalia, gaar ahaan Arrimaha dadka Barakacayaasha oo ay horey Madaxda dalalka Afrika uga hadleen Kulankoodii 32-aad ee shalay ugu soo gebageboobay magaalladda Addis Abeba.

Bandhiga Media

Muqdisho, Soomaaliya

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Bankiga Dhexe oo ka hor yimid diidmada lacagta 50$ amarna siiyay Bankiyada dalka

Bankiga Dhexe oo go’aan ka soo saaray diidmada lacagta 50$

March 4, 2021
Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

March 4, 2021
Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

March 4, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In