• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, March 3, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Xoghayaha Xafiiska RW Kheyre Oo Ka Hadlay Shirka Tubta Horumarinta Dhaqaalaha

February 14, 2019
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr; Axmed-Nuur Maxamed Cabdi, ayaa ka hadlay barnaamijka deyn cafiska iyo waxyaabaha fududeyn kara.

Dr. Axmed-nuur, oo ka hadlayay dood ku saabsanayd Tubta horumarinta dhaqaalaha oo lagu qabtay Muqdisho ayaa sheegay in Soomaaliya tahay Waddan dumay oo dib usoo kabanaya.

Wuxuu sheegay in loo baahan yahay in uu la jaan-qaado hay’adaha caalamka, si taa loo gaarana loo baahan yahay in si hufan loo qaado canshuuraha, in lala dagaallamo musuqa iyo in la adkeeyo kaabayaasha dhaqaalaha.

Sidoo kale wuxuu sheegay Xog-hayuhu, in ay Dowladdu waddo soo nooleynta himmilooyinka Ummadda Soomaaliyeed oo ay ka mid tahay in dib loo daabaco Lacagtii Soomaaliyeed iyo in laysu furo Bankiyadeenna, si uu dhaqligu taabba gal u noqdo Dowlad nimadeennuna u hagaagto.

Shirka Tubta siyaasadda loo dhan yahay oo ay garwadeen ka tahay xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, ayaa dardar xoog leh ku waday si looga mira-dhaliyo hadafka gaaritaanka dowladnimada Soomaaliya.

Bandhiga Media

Muqdisho, Soomaaliya

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Madaxweynaha waqtiga ka dhacay oo soo dhaweeyay dadaalada xukuumadda ee xakameynta COVID-19

Madaxweynaha waqtiga ka dhacay oo soo dhaweeyay dadaalada xukuumadda ee xakameynta COVID-19

March 3, 2021
Sheeko Naxadin leh oo ka dhacday Dagmada Xamar Jajab

Sheeko Naxadin leh oo ka dhacday Dagmada Xamar Jajab

March 3, 2021
Sawirro: Turkiga oo soo bandhigay ciidan uu si gaar ah u tababarayo

Sawirro: Turkiga oo soo bandhigay ciidan uu si gaar ah u tababarayo

March 3, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In