• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, March 3, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

DEGDEG: Amb. Tarzan Oo Soo Gaaray Muqdisho

February 17, 2019
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

War goor dhow soo gaaray xarunta dhexe ee Idaacadda Bandhiga ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ka soo degay safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Amb. Maxamuud Axmed Nuur (Tarzan).

Imaatinka Xamar uu soo gaaray Amb. Tarzan ayaa daba socda go’aankii dowladda Kenya ay ugu yeertay safiirkeedii fadhiyay Muqdisho islamarkaana safiirkii Soomaaliya ku amartay inuu dalkeeda degdeg kaga baxo.

Dowladda Kenya ayaa Denjire Tarsan ku Amartay in dalkeeda isaga baxo kadib markii uu xumaaday Xiriirkii Diblumaasiyadeed ee kala dhaxeeyay Soomaaliya oo ay sheegtay in ay kusoo xad-gudubtay hantida dadka reer Kenya

Xoghayaha joogtada ee Wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya Mr Macharia Kamau ayaa sheegay in Kenya aysan marnaba iska indha tiri doonin arrinkan.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay jawaab ka soo saarto tallaabadii Kenya ay qaaday ee ay dalkeeda kaga soo saartay safiirkii Soomaaliya Kenya u fadhiyay Lt. GEN. Locus Tumbo.

Bandhiga Media

Muqdisho, Soomaaliya

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Madaxweynaha waqtiga ka dhacay oo soo dhaweeyay dadaalada xukuumadda ee xakameynta COVID-19

Madaxweynaha waqtiga ka dhacay oo soo dhaweeyay dadaalada xukuumadda ee xakameynta COVID-19

March 3, 2021
Sheeko Naxadin leh oo ka dhacday Dagmada Xamar Jajab

Sheeko Naxadin leh oo ka dhacday Dagmada Xamar Jajab

March 3, 2021
Sawirro: Turkiga oo soo bandhigay ciidan uu si gaar ah u tababarayo

Sawirro: Turkiga oo soo bandhigay ciidan uu si gaar ah u tababarayo

March 3, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In