• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Friday, March 5, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

DHAGEYSO: Shacabka Boosaaso Oo Farriin U Diray Saraakiisha Ciidanka

February 20, 2019
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Qaar kamid ah Dadweynaha ku dhaqan magaalada Boosaaso ayaa sheegay in ay soo dhaweeynayaan howlgalada lagu sugayo mniga ee ay ciidamada amaanka Puntland ka wadaan suuqyada iyo xaafadaha ay ka kooban tahay Boosaaso ee caasimadda gobolka Bari.

Dadweynaha ayaa sheegay in isbedel badan ay ka dareemayaan amniga guud ee magaalada iyagoona si gaar ah u xusay in ciidamada amaanka ay ku guuleysteen qab qabashada dhalinyaro ay sheegeen in dhac iyo furasho moobeel ay ugu geysan jireen xaafadaha iyo goobaha suuqyada ah ee magaalada.

Saraakiisha howlgalladani hoggaaminaysa ayay ugu baaqeen in ay sii wadaan si looga nabad helo tuugo dadka mobile-da ka furata.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in ciidamada ay wax badan ka qabteen falalkii amni darro ee ka dhici jiray magaalada Boosaaso,iyagoona ciidamada ku amaanay sida ay iskugu xil saareen howlaha sugidda amniga magaalada Boosaaso.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO:

Bandhiga Media

Muqdisho, Soomaaliya

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Bankiga Dhexe oo ka hor yimid diidmada lacagta 50$ amarna siiyay Bankiyada dalka

Bankiga Dhexe oo go’aan ka soo saaray diidmada lacagta 50$

March 4, 2021
Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

March 4, 2021
Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

March 4, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In