• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, March 7, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Dalka Itoobiya

February 20, 2019
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wararka ay heleyso idaacadda Bandhiga ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed(Farmaajo) uu socdaal u yahay magaalada Addis Ababa ee caasimadda wadanka Itoobiya.

Ilwareedyo muhiim ah ayaa sheegaya in madaxweyne Farmaajo uu Addis Ababa kulamo kula soo qaadan doono madaxda dalka dariska aynu nahay ee Itoobiya.

Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa kamid ah madaxda uu kulamada la qaadan doono.

Wararka ayaa intaas ku daraya in labada masuul ay ka wada arrinsan doonaan adkeynta xiriirka dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya iyo sidoo kale qorshaha iskaashiga ganacsiga.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa weli wax faahfaahin ah ka bixin safarka Itoobiya ee madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Bandhiga Media

Muqdisho, Soomaaliya

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Turkiga oo aad uga caroodey war kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta

Turkiga oo aad uga caroodey war kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta

March 6, 2021
Mo Faarax oo ku guuleystay tartan ka dhacay Jabuuti

Mo Faarax oo ku guuleystay tartan ka dhacay Jabuuti

March 6, 2021
Faah-faahin dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal dhexmaray ciidanka Puntland iyo Al shabaab

Faah-faahin dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal dhexmaray ciidanka Puntland iyo Al shabaab

March 6, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In