• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, March 2, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Wasiirka amniga DFS Oo Shir Uga Qeyb Galay Istanbuul+Sawirro

February 21, 2019
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waxaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ka furmay shirkii Lixaad ee  muhaajirinta kaas oo ay ka soo qeybgaleen wasiirada Arimaha Guddaha ee 47 Dal,iyadoo Soomaaliya uu ku matalayo wafdi uu hoggaaminayo Wasirka  Amniga XFS Mudane  Maxamed Abuukar Islow(Ducaalle)

Wasiirka amniga XFS mudane Maxamed Abuukar Isloow(Ducaale) ayaa ka hadlay shirka isagoo u mahad-celiyay dowlada Turkiga oo marti galisay shirkan iyo mas’uuliyiintii shirka ka soo qeybgashay waxuuna sheegay in dalka turkiga uu Marti galiyay Qaxooti badan iyo Arday wax ka Barta Dalka Turkiga.

Shirka ayaa ah mid ay dowlada Turkiga martigalisay iyadoona uu casho soo dhaweyn ah u sameeyay madaxwaynaha dalka turkiga Mudane Recep Tayyip Erdogan wafuudii shirka ka soo qeybgalay isagoona ka warbixiyay sidii ay u soo dhaweeyeen dadkii qaxootiga ee ka yimid Suuriya ,Yeman  iyo kuwa kale ee ka kala yimid wadamada dariska la ah dalkiisa Turkiga.

Wafdiga Wasiirka amniga Waxaa kamid ah  Agaasimaha Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda Mudane Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi)  iyo Safiir ku xigeenka ahna Qunsulka koowaad ee Safaaradda mudane Bishaar Ibraahin Cali (Ugaaska).

Shirkan oo socon doono laba maalmood ayaa gaba-gabadiisa laga  soo saari doonaa warmurtiyeed ku aadan arrimaha Qoxootiga iyo sidii xal looga gaari muhaajiriinta ka soo tagaya dalalkooda.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA:

Bandhiga Media

Muqdisho, Soomaaliya

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Kenya oo ka hadashay inay ka qeybgaleyso dhageysiga dacwadda badda iyo inkale

ICJ oo ku dhawaaqday xiliga ay dhaceyso dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya

March 1, 2021
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

March 1, 2021
Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

March 1, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In