Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka ee dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa waxaa lagu magacaabay Guddoomiyaha degmada Luuq ee Gobolka Gedo.
Sayid Aadan ayaa guddoomiye cusub u magacaabay Luuq halka guddoomiyihii horena loo wareejiyay wasaaradda arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Jubbaland
HALKAN HOOSE KA AKHRISO:

Bandhiga Media
Muqdisho, Soomaaliya