• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, March 2, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Somaliland: Dad Ka Badan 700 Oo Qof Oo Wajahaya Xaalado Nolol Xumo "DIGNIIN"

February 22, 2019
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Roob yaraanta ka jirtay Somaliland ayaa sii xumeysay nolasha dadka gaaraya 725,000 oo u baahan xiligan in ay helaan gargar deg deg ah sida laga soo xigtay hay’adda NRC.


Victor Moses oo ah Agaasimaha hay’adda ayaa sheegay in xiligan la joogo waqtigii wax qabashada oo ay u baahnaayeen in dadkan loo gurmado, waxaana uu intaa ku darray in xaaladu ka sii dari doonto haddii aan la helin gargaar deg deg ah.

Agaasimaha ayaa hoosta ka xariiqay in dhibaatada ugu darran cida wajaheysaa yihin haween iyo carruur oo markii hore sida uu hadalka u dhigay daalaa dhacayay roob la’aanta, kuwaa oo xitaa aan rajo ka qabin bilaha soo socda in roobab la helo.

Victor Muses ayaa cod dheer ku dalbaday in 1.8 bilyan oo doollar la helo si dhibaatada looga hor-tago.

Haddii aan taageeradan la helin, waxaa uu sheegay madaxa hay’adda qaxootiga ee Norway in uu qasaare nafeed iyo mid dhaqaaleba imaanayo.

Bandhiga Media

Muqdisho, Soomaaliya

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Kenya oo ka hadashay inay ka qeybgaleyso dhageysiga dacwadda badda iyo inkale

ICJ oo ku dhawaaqday xiliga ay dhaceyso dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya

March 1, 2021
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

March 1, 2021
Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

March 1, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In