• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, March 8, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Albashiirka Suudaan Oo Xukuumaddiisa Kala Direy, Xaalad DegDeg Ahna Galiyay Dalka

February 23, 2019
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo uu ku soo rogay dalkiisa muddo sanad ah, iyadoo kala diray Xukuumadda iyo Maamulada Gobolada dalka.

Al-Bashiir oo la hadlayay shacabka Sudan ayaa sheegay inuu si weyn u qiimeynayo banaan baxyada ka socda Sudan iyo xaalada murugsan ee ay ku jirto dalkiisa.

Waxaa uu ku wargeliyay Baarlamaanka inuu dib u dhigo is bedelka Dastuurka dalkaas, kaasoo u ogolaanaya inuu mar kale isku soo sharaxo doorashada Madaxtinimada sanadka 2020.

Dibad baxyo looga soo horjeeday Madaxweyne Al-Bashiir ayaa bilihii la soo dhaafay ka dhacayay qeybo ka mid ah dalkaas, waxaana dibad baxyadaas ay sababeen dhimasho iyo dhaawac.

Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa muddo 30 sano hayay talada dalka Sudan, waxaana sanadkii 2016 uu ku dhawaaqay in aanu dib dambe isku soo sharaxi doonin.

Maxkamadda Caalamiga ee Dambiyada ICC ayaa sanadkii 2009-kii ku soo oogtay dacwad la xiriirta dambiyo dagaal iyo xasuuq ka dhacay Gobolka Darfur, inkastoo uu beeniyay eedeymahaas.

Bandhiga Media

Muqdisho, Soomaaliya

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)

Muxuu isku casiley Wasiirka Arimaha Dibbed Soomaliland?

March 7, 2021
Turkiga oo aad uga caroodey war kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta

Turkiga oo aad uga caroodey war kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta

March 6, 2021
Mo Faarax oo ku guuleystay tartan ka dhacay Jabuuti

Mo Faarax oo ku guuleystay tartan ka dhacay Jabuuti

March 6, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In