Akhristayaal ku soo dhowaada warkeenna habeenimo oo xiliyadaan oo kale aan idiin soo baahinno.
Qodobo kale ayaa ku soo qaadanno caawa warkeenna ee idaacadda Bandhiga Media ee magaalada Muqdisho.
Caawa waa habeenimo Sabti ah, taariikhduna ay tahay 23-02-2019-ka.
HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO WARKA OO DHAN:
Bandhiga Media
Muqdisho, Soomaaliya