Dadka shacabka ah ee ku nool aagga xeebta Curubo ee magaalada Muqdisho ayaa cabasho ka ah nadaafad darro baahsan oo ay sheegeen in ay caafimaadka noloshooda uga baqayaan.
Dadkani ayaa sheegay in xataa howlihii shaqo ee xeebta ay saameyn ku yeelatay arrintani.
HOOS KA DHAGEYSO CODADKOODA:
Bandhiga Media
Muqdisho, Soomaaliya