
Filimkani ayaa laga dayaariyay kuna saleeysan dhibaatooyinka ay soo martay Ifraax Axmed oo ulololeeysa xuquuqda baniaadmiga sida ladagaalanka gudniinka Fircooniga ah ee saameeynta ba’an kuyeeshay mujtamaca soomaaliyeed gaar ahaan haweenkeenena.
Filimka ayaa lagu soo bandhigay xaflad sanadeedka Dublin Film Festival oo lagu qabtay maagalada Dublin ee dalka Ireland.