• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Thursday, February 25, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ganacsiga

Wasiirka Maaliyadda Puntland Oo Kormeeray Kastamka Canshuuraha Berriga Ee Gobolka Nugaal(Sawirro)

February 25, 2019
in Ganacsiga
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasiirka Wasaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa saaka kormeer ku tagay Goobaha Dakhliga Sida Cashuuraha Berriga Gobolka Nugaal, Xafiiska Kastamka Gobolka Nugaal, iyo Garoonka Diyaaradaha.

Wasiirka ayaa kormeerkiisa waxaa ku weheliyay Agaasime guud kuxigeenka Dakhliga Mudane Xasan Cali Samatar, Agaasimaha guud ee W/Maaliyadda Mudane Cabdirisaaq Maxamed Xasan, Xoghayaha Wasaaradda Axmed Jamac Xasan iyo masuuliyiin kale.

kormeerkan Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland ayaa ahaa uguur galid ku aadan dhanka shaqada waxana uu kulan la qaatay masuuliyiinta wasaradda maaliyadda laamaha uu booqashada ku tagay aydoo Wasiiru wax ka waydiiyay hab usocodka shaqada.

Wasiirka wasaradda Maaliyadda Dawaldda Puntland ayaa madaxda laamaha Maaliyadda ee uu booqday u sheegay in loo baahan yahay in la xoojiyo wax soo saarka dhanka dakhliga loona baahan yahay in la sameeyo ilo kale oo dakhli.

kormeer kaasi markii ay soo afmeereen ayaa wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland waxa uu Bulshada reer puntland ee ay cashuurtu ku waa jibtay ugu baaqay in ay cashuurta bixiyaan si dalku hurumar u gaaro.

“Bulshada reer Puntland ee ay Cashuurtu ku waa jibtay waxaan u sheegaynaa in ay bixiyaan Cashuurta ayna nagula xisaabtamaan waana hubaal dawladnimadu waxa ay ku dhisan tahay cashuurta oo la bixiyo si loogu adeego bulshada”.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA:

Baahintii

Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland

Bandhiga Media

Muqdisho, Soomaaliya

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

February 19, 2021
Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

February 19, 2021
Hooyo Uur laheyd oo COVID-19 Muqdisho ugu geeriyootay

Hooyo Uur laheyd oo COVID-19 Muqdisho ugu geeriyootay

February 18, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In