Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in ka xun yihiin falkii waqooyiga Gaalkacyo ee gobolka Mudug loogu geystay gabar
Marxuum Caasho Ileys Aadan, 12-sano jir ardayad ahayd, oo la weysanaa saacado dhowr ah, ayaa meydkeeda laga helay shalay meel ku dhow gurigooda, iyada oo jirkeeda uu ka muuqday jirdil iyo kufsi loo geystay.
Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa cadeeyey in talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono cid kasta oo ku xad gudubta xaquuqda bini’aadamka.
HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXINTA:
Bandhiga Media
Muqdisho, Soomaaliya