• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, February 28, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

MW DDSI Oo Gaaray Somaliland

February 28, 2019
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

WMadaxweynaha maamulka degaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar(Cagjar) iyo wafdi uu hoggaaminayay, ayaa xalay gallinkii dambe socdaal dhanka dhulka ah ku gaaray magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.

Dorraad oo aan idiin soo gudbinay warbixinta safarka madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu ka qeyb qaato dhagax dhigga wadada Berbera illaa Wajaale.

Wafdigan waxaa Wajaale kaga hortagay Wasiiro iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Somaliland, iyadoo la dejiyay mid kamid ah hoteelada magaalada Hargeysa.

Ujeedka socdaalka wafdiga waxaa lagu sheegay iney ka qeyb galayaan mashruuc beri la filayo in lagu dhagax dhigo wadada isku xirta magaalooyinka Berbera iyo Wajaale, kaasoo loogu magac daray (Berbera Corridor).

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay in dhagax dhiga wadadaas kulan labo geesood yeelan doonaan Mustafa Cagjar iyo Madaxweyne Muuse Biixi ai, iyadoo lagu soo wareejin doono magaalooyinka kale ee Somaliland.

Sidoo kale waxaa magaalada Hargeysa ku sugan wafdi ka socda Imaaraatka Carabta, kuwaasoo iyagana u yimid ka qeyb galka dhagax dhiga wadada.

Bandhiga Media

Muqdisho, Soomaaliya

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Daljirka Dahsoon

Wararkii ugu danbeeyey Magaalada Muqdisho

February 25, 2021
Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

February 19, 2021
Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

February 19, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In