• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, March 3, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Sawirro: Maamulka Gobolka Mudug Galmudug Iyo Hay'adaha Samafalka Gaalkacyo

February 28, 2019
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waxaa magaalada Gaalkacyo qeybta Galmudug ka qabsoomay shirkii bilaha ahaa ee hay,adaha samafalka iyo gargaarka ka howl gala gobolka Mudug.

Kulanka ayaa lagu fallanqeeyay howlaha samafal ee ka socda gobolka, sidoo kale sidii loo kordhin lahaa waxqabadka gobolka loona gaar siin lahaa goobaha ugu muhiimsan xilligan

Ugu dambeyn, waxaa ammaan iyo bogaadin losoo jeeday dhamaan hay,adaha iyo deeq bixiyaasha oo isku howlay taakuleynta dadweynaha gobolka Mudug

Waxaan sido kale shahaado sharaf la guddoonsiiyay ha,yadaha muujiyey wax qabad iyo xiriiirka wanaagsan ee maamulka gobolka
Guul iyo gobonimo

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA:

Bandhiga Media

Muqdisho, Soomaaliya

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Madaxweynaha waqtiga ka dhacay oo soo dhaweeyay dadaalada xukuumadda ee xakameynta COVID-19

Madaxweynaha waqtiga ka dhacay oo soo dhaweeyay dadaalada xukuumadda ee xakameynta COVID-19

March 3, 2021
Sheeko Naxadin leh oo ka dhacday Dagmada Xamar Jajab

Sheeko Naxadin leh oo ka dhacday Dagmada Xamar Jajab

March 3, 2021
Sawirro: Turkiga oo soo bandhigay ciidan uu si gaar ah u tababarayo

Sawirro: Turkiga oo soo bandhigay ciidan uu si gaar ah u tababarayo

March 3, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In