Guddoomiyaha guddiga doorashada madaxabannaan ee qaranka Xaliima Ismaaciil Yareey, ayaa sheegay in baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadashay arrimo dhowr ah oo ku saabsan doorashada 2021-ka la filayo in ay dalka ka dhacdo.
Doorashada ka dhacaysa Soomaaliya iyo kaalinta dumarka ay ku leeyihiin ayaa soo hadal qaaday Xaliima Yareey.
Xaliima Yareey ayaa tilmaamtay in ay jiraan sharciyo ay gacanta ku heyso wasaaradda haweenka oo baarlamaanka in la horgeeyana ay muhiim tahay.
Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayay ugu baaqday in ay haweenka xuquuqda ay leeyihiin ay siiyaan.
HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO:
Bandhiga Media
Muqdisho, Soomaaliya