Magaalada Baydhabo ee caasimadda dowlad goboleedka gobolka Baay waxaa ka soconaya xaflad lagu xusayo maalinta haweenka adduunka.
Masuuliyiin ka socota wasaaradda haweenka iyo wasaarado kale oo Koonfur Galbeed ah ayaa ka qeyb galaya iyo haweenka magaaladaasi ku nool.
Madaxtooyada Koonfur Galbeed ee Baydhabo ayay ka soconaysa munaasabaddani.
HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO:
Bandhiga Media
Muqdisho, Soomaaliya