Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, ENG. Cabdiraxmaan Yariisoow ayaa shalay dhagax dhigay xarunta sheybaarka ee gobolkaani.
Wuxuu sheegay in ahmiyad ballaaran oo uu u leeyahay gobolkani islamarkaana la dhowrayo tayada badeecadaha kale ee ganacsi ahaan loo keeno Muqdisho.
Sheybaarka gobolka ayaa muddadii burburka oo dhan ka maqnaa magaalada Muqdisho.
HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO:
Bandhiga Media
Muqdisho, Soomaaliya