Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Galmudug oo baaq nabadeed u diray kooxo ku dagaallamaya degaanka Xeraale.
Mudane Muxiyadiin Axmed oo ka tirsan gollaha sharci dejiyeyaasha Galmudug ayaa dhinacyada isku haya Xeraalle ee gobolka Galgaduud.
Waxaa uu soo jeediyay in laga wada hadlo waxa keenay colaaddani cusub.
Tiro dad ah oo isugu jira shacab iyo dhinacyada dagaallamaya ayaa la soo sheegayaa in ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen dagaalkani.
HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO:
Bandhiga Media
Muqdisho, Soomaaliya