• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Friday, March 5, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Shiinaha Oo Shaaciyay Tirada Muslimiin Uu Xabsiga Ku Hayo

March 18, 2019
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xukuumadda Shiinaha ayaa shaaca ka qaaday in ay xabiyo ku yaalla dalkeeda ay ku heyso 13-kun oo muslimiin ah.

Madax ka tirsan dowladda Shiinaha ayaa sheegay in laga soo bilaabo sanadkii 2014 ay xabsiyo ku yaalla gobolka Xinjiang  ee dhaca galbeedka fog ay ku hayaan 13-kun oo muslimiin ah oo ay ugu yeereen argagixiso sida ay maanta shaacisay dowladda dalkaasi.

Hadalladaasi oo mu  muuqda siyaasad dheer oo dowladda dalkaasi ay ku difaaceyso qorshaha midab takoorka  ah ee ay ku heyso dadka muslimiinta ah, gaar ahaan kuwa asalkoodu yahay dalka Turkiga.

Xukuumadda Beijing waxa soo wajahay wallaac sii kordhiyay muddooyinkii dambe  oo ka imaanaya beesha caalamka,gaar ahaan khuburo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa sheegay in xerooyin ama xarumo gaar ah lagu hayo dad muslimiin ah oo u badan Uighurs, kuwaas oo gaaraya hal Milyan oo ruux.

Shiinaha ayaa ku celisay in ay u baahan tahay tallaabooyin ay ku qaaddo cabsida mileteri ee kooxaha muslimiinta,waxayna xarumaha lagu hayo muslimiinta ku tilmaantay kuwo dhaqan-celin ah.

Tan iyo sanadkii 2014-kii gobolka Xinjiang waxaa ka dhacay shaqaaqooyin gaaraya 1,588,waxaana la qabtay 12,995 ruux halka gacanta lagu dhigay 2-kun oo walxaha qarxa ah,iyadoo dad gaaraya  30,645 ay saameeyeen culeys ka yimid dowladda Shinaha.

Bandhiga Media

Muqdisho, Soomaaliya

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Bankiga Dhexe oo ka hor yimid diidmada lacagta 50$ amarna siiyay Bankiyada dalka

Bankiga Dhexe oo go’aan ka soo saaray diidmada lacagta 50$

March 4, 2021
Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

March 4, 2021
Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

March 4, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In