Sida ay ku soo warramayaan wararka aan ka heleyno gobolka Gedo, gaar ahaan degaanno hoostaga degmada Ceelwaaq ee gobolkaasi, waxaa ka taagan xaalad biyo la’aan.
Biyo yarida ka jirta halkaasi ayaa sababtay dhimashada gabar yar oo harraad awgeed u geeriyootay.
Qoysaska reer guuraaga ah oo ku nool dhulka miyiga ah ayay arrintaan hadda fara ba’an ku heysaa.
HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO:
Bandhiga Media
Muqdisho, Soomaaliya