Xildhibaan Sacdiya Carays Ciise oo ka tirsan aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka ayaa ka soo horjeesatay darbiga dowladda Kenya ay hirgalintiisa ka waddo xuduudka labada dal.
Waxa ay sheegtay in Kenya ay baalmartay darisnimada loona baahan yahay in jawaab cad laga bixiyo.
Xildhibaan Sacdiya Kaarshe ayaa sheegtay in lagu xadgudbay dhulka Soomaaliyeed.
HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXINTA:
Bandhiga Media
Muqdisho, Soomaaliya